War
Appearance
War (Af Ingiriis : News; Af Carabi : ar) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:
Idaacadaha Soomaaliga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:
- BBC Soomaali
- VOA
- Idaacada Muqdisho
- Idaacada Hargaysa
Linkiyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Keydka Wararka Aduunka
- World Short Stories Archived Oktoobar 15, 2015 // Wayback Machine
- Wararka diinta (1040 luqadood)
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |