Nayroobi
Coordinates: 1°17′S 36°49′E / 1.283°S 36.817°E
Nayroobi | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Kenya" does not exist. | |
Dalka | Kiinya |
Gobol | Nayroobi |
Area | 696 km2 (269 sq mi) |
Joogga | 1,661 m (5,450 ft) |
Tirada dadka (2009) | |
• Dhammaan | 3,375,000 |
• Cufnaanta dadka | 4,850/km2 (12,600/sq mi) |
[1] | |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | 020 |
Website | nairobicity.go.ke |
Nayroobi waa caasimada dalka Kiinya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 3,138,295 oo qof (dad tiriskii 2009).Magaca Nayroobi waxoo ka imaaday afka Masaayda, waxaana laga wadaa biyo qaboow. nayroobi waa magaalada affaraad oo ugu weyn afrika, markii laga reebo Qaahiro, Lagos iyo Johannesburg, lama oga in ee ka weyntahay Muqdisho. Magaalada Nayroobi waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed 1899, waxaana waqtigaas la rabay in laga dhigo meel tareen isteeshin u ah tareenka ka soo baxo Yugandha isla markaas neh soo maro Mombaaso si oo u istaago nayroobi. Magaalada waxaa labedelay sanadka marka oo ahaa 1900 markii oo dab wada qabsaday magaalada.Taariikhda marka ee eheed 1907 Nayroobi waxee noqotay caasimada Bariga Ingriiska oo markaas la isku dhihi jiray wadamada Yugandha iyo Kenya. 1963 waxee magaalada noqotay caasimada dalka Kenya, waa markii oo wadanka xornimadiisa qaatay. Nayoobi waxaa ku yaalo garoonka diyaaradaha caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airport, waxoona ku yaalaa geeska magaalada nayroobi iyo garoon kale oo asiga neh ku yaalo gees kale oo magaalada ka mid ah, laakiin uma weyno sida Jomo Kenyatta. magaalada waxee leedahay sadax laami oo waaweyn oo kala tago mmbaaso iyo magaalo yaal badan oo yar yar iyo mid tago garoonka diyaaradaha caalamiga.
Cimilada Nayroobi
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Faahfaahin Cimilada Nayroobi | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 25.5 (77.9) |
26.7 (80.1) |
26.8 (80.2) |
25 (77) |
23.6 (74.5) |
22.5 (72.5) |
22 (72) |
22.7 (72.9) |
25 (77) |
25.7 (78.3) |
24 (75) |
24.4 (75.9) |
24.49 (76.09) |
Maalinle °C (°F) | 18 (64) |
18.8 (65.8) |
19.4 (66.9) |
19.2 (66.6) |
17.8 (64.0) |
16.3 (61.3) |
15.6 (60.1) |
15.9 (60.6) |
17.3 (63.1) |
18.5 (65.3) |
18.4 (65.1) |
18.1 (64.6) |
17.8 (64.0) |
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 10.5 (50.9) |
10.9 (51.6) |
12.1 (53.8) |
13.4 (56.1) |
12.1 (53.8) |
10 (50) |
9.2 (48.6) |
9.1 (48.4) |
9.7 (49.5) |
11.3 (52.3) |
12.7 (54.9) |
11.7 (53.1) |
11.06 (51.90) |
Roobka mm (Faraha) | 58.3 (2.295) |
49.8 (1.961) |
92.2 (3.63) |
242.3 (9.539) |
189.5 (7.461) |
38.6 (1.52) |
17.6 (0.693) |
24 (0.94) |
31.2 (1.228) |
60.8 (2.394) |
149.6 (5.89) |
107.6 (4.236) |
1,061.5 (41.791) |
Dhexdhexaad. Xilli roobaadka (≥ 1 mm) | 4 | 4 | 8 | 16 | 13 | 5 | 3 | 4 | 4 | 7 | 14 | 9 | 91 |
Saacadaha Bilaha qorraxda | 288.3 | 268.4 | 266.6 | 204 | 189.1 | 159 | 130.2 | 127.1 | 180 | 226.3 | 198 | 257.3 | 2,494.3 |
Source #1: Hong Kong Observatory (1961-1990)[2] and World Meteorological Organisation[3] | |||||||||||||
Source #2: BBC Weather[4] |
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Soomaaliya. |
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2020-08-31. Soo qaatay 2014-02-06. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Hong Kong Observatory. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-11-26. Soo qaatay 2013-09-07. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". World Meteorological Organisation (UN). June 2011. Waxaa laga kaydiyay the original 2008-04-18. Soo qaatay 2010-05-09. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . BBC Weather https://www.bbc.co.uk/weather/184745. Soo qaatay 18 August 2009. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)