Hedo Türkoğlu
Appearance
– | |
---|---|
Macluumaadka qofka | |
Dhashay | Istanbul, Turkey | Maarso 19, 1979
Jinsiyadda | Turkish / |
Joogga u qoran | 6 ft 10 in (208 cm) |
Miisaanka u qoran | 220 lb (100 kg) |
Macluumaad xirfadeed | |
NBA draft | 2000 / Round: 1 / Pick: 16aad overall |
Waxaa xushay Sacramento Kings | |
Selected by the {{{draft_team_pba}}} | |
Xirfadda cayaarta | 1996–2015 |
Booska | Forward |
Lambarka | 5, 14, 15, 26, 19, 8 |
Taariikh howleed | |
1996–2000 | Efes Pilsen |
2000–2003 | Sacramento Kings |
2003–2004 | San Antonio Spurs |
2004–2009 | Orlando Magic |
2009–2010 | Toronto Raptors |
2010 | Phoenix Suns |
2010–2014 | Orlando Magic |
2014–2015 | Los Angeles Clippers |
Biladaha iyo xirfadda | |
Career statistics | |
Points | 11,022 (11.1 ppg) |
Rebounds | 3,971 (5.4 rpg) |
Assists | 2,832 (2.8 apg) |
Stats at NBA.com | |
Stats at Basketball-Reference.com | |
Medals
|
Hidayet "Hedo" Türkoğlu (Ku dhawaaqa Af-Turki: [hid̪aːˈjet̪ ˈt̪yɾkoːɫu]; waxaa uu ku dhashay 19 Maarso, 1979 magaalada Istanbul) waa ciyaaryahan Kubadda-Kolayga oo caalami ah. Hedo waxaa uu u dhashay dalka Turkiga waxaa uuna ciyaaraha ka fadhiistay sanadku markuu ahaa 2015kii, wuxuu hore 15 xilli ciyaareed ugasoo dheelay Horyaalka Kubadda-Kolayga ee Wuqooyiga Ameeriko ee loo yaqaan NBA-da asagoo usoo saftay lix kooxood oo ka tirsan NBA-da. Hedo iminka waa Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda-Kolayga ee dalka Turkiga.