Doox
Appearance
Doox (Af Ingiriis : valley; Af Carabi : ar), loogu dhawaaqo wād (Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano Waadi (erey Af-Carabi ah) waa dhul joogiisu hooseeyo halkaas oo biyo mareen ah wakhtiga roob badan ka da'o dhulka joogiisu sareeyo.[1]
Nooycada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa jira noocyo badan oo Dooxyo ah kuwaasi oo sameeysan qaaban kala duwan, sida: qaabka V, iyo qaabka U.[2] Dhamaan dooxyadu waxay ka soo bilaabmaan dhul joog sare leh sida buuraha.
Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Wadi ku yaala Bariga Dhexe
-
Oued Tissint, Morocco, Waqooyiga Afrika
-
Dooxa fluvial Namibia, koonfur Afrika
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Doox. |
Ka fiiri doox Wiktionary, qaamuuska bilaashka ah. |
- IHP REGIONAL WADI HYDROLOGY NETWORK, International Hydrological Programme, UNESCO.
- Arab Center for Studies of Arid Zones and Dry lands (ACSAD): Water resources division.
- Division Géographique du Ministère des Affaires étrangères, 1990
- Ezilon Maps, 2009
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Torrent valley". Volume 2: Jehova - Zuzim and Index. Watch Tower Bible and Tract Society of New York. 1988. p. 1115 https://archive.org/details/insightonscriptu02inte/page/1115/mode/2up.
The term “wadi” (Arabic) is also used to designate a torrent valley... whereas others are torrents during the rainy season but dry up completely during the rainless season.
Barameter aan la aqoon|url-access=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Ayuntamiento de Guadalajara, Guadalajara tourist guide, p.5. Archived Luuliyo ama Luulyo 1, 2012 // Wayback Machine Archived 1 Luuliyo ama Luulyo 2012 at the Wayback Machine, retrieved 17 August 2013
- ↑ Alimsk (2013-12-20). Oman Tripper https://www.omantripper.com/wadi-bani-khalid/. Soo qaatay 2018-03-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Pedro. Travel With Pedro https://www.travelwithpedro.com/visiting-wadi-bani-khalid-oman-desert-paradise/. Soo qaatay 2018-03-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)