Abti
Appearance
Abti
Abti ama Abtiyo (ingiriis: uncle) waa walaalka ama abooweha qof hooyodiis. Si kale hadaan u dhigno, abtigu waa hooyo walaalkeed, ina adeerkeed, ina abtigeed iyo qof walba oo hooyada qaraabo yihiin.
Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qoys
- Hooyo
- Aabe
- Ilmo
- Walaal
- Ubad
- Qaraabo
- Aboowe
- Abaayo
- Wiil
- Gabadh
- Xaas
- Seey
- Waalid
- Ciyaal
- Caruur
- Awoowe
- Mocooyo
- Ayeeyo
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]